Musharaxiin u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo Isbaheysi sameestay

Sadex kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug oo galabta Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa shaaciyay in ay sameesteen isbaheysi. Musharaxiinta isbaheysiga siyaasadeed kaga dhawaaqay magaalasa Dhuusomareeb ayaa kala ah C/raxmaan Odawaa , Kamaal Dahir Guutaale  iyo C/llaahi Faarax Wehliye oo ah Wasiiru Dowladaha Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka. … Continue reading Musharaxiin u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo Isbaheysi sameestay